War Degdeg ah! Somaliland oo Xayiraadii Covid19 Qaadey Dhamaan

0
87

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdraxman Saylici ahna Gudoomiyaha Gudiga ka hortaga iyo la dagaalanka COVID19 ee Somaliland ayaa sheegay xayiraadaha la qaaday.

Waxyaabaha la fasaxay waxa ka mid ah Duullimaayada, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.

Madaxweyne Ku-xigeenka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in keliya dadweynuhu muujiyaan Taxadar dheeraad ah.

Taasi oo halis si kordhaysa ah inuu xanuunka aad u faafo taasoo maantana laga helay 18 qof maanta oo kaliya, mana jirto dadaalo lagu yareeyey oo la odhan karo ha la qaado xayiraadaha sababaya inuu kor u kac xanuunku.

isagoo madaxweynuhu sheegey in 30ka bisha la qaadi doono dhamaan xayiraadihii lagu soo rogey faafida covid19 dartii loo soo rogey.