War Deg Dega:- Somaliland Oo Xidhatay Xuduudaheeda

0
45

Wasiirka Caafimaafka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Gudida Ka Hortaga Caabuqa Corono virus Ayaa Sheegay In Maanta Laga Bilaabo Ay Xidhan Yihiin Dhamaan Xuduudaha Dhulka Ee Somaliland.

Sidoo Kale Wasiirku Waxa Uu Sheegay In Rakaabka Kasoo Dega Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Ee Magaalada Hargaysa La Karantimayndoono Mudo 14 Cishaa Dhaqaalahoodana Ay Iyagu Iska Bixin Doonaan.

Waakan go aanada kasoo baxay gudiga ka. hor taga xa uunka corona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here