War Deg Deg ah: Shaqaallaha Dekada Muqdisho oo dhigaya Dibad-bax xoogan (Sawiro)

0
165

Sida ay sheegayaan wararka nagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho Shaqaallaha dekada Muqdisho ayaa dhigaya banaanbax xoogan waxeeyna xireen wadada hor-marta iyagoo dhagxaan ku jaray.

MOL ayaa loo xaqiijiyay in dadkaan oo muruq maal ahaa loo diiday dhididkooda taasna ay sababtay Dibad–baxaan

muqdishonline