Wafdi ka socda dowlada Eritrea oo Soo gaaray magaalada muqdisho

0
170

Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea Cusmaan Saalax iyo wafdi la socda ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, ee caasimadda Soomaaliya.

Isla wafdigan ayaa bishii la soo dhaafay waxay booqasho ku tageen magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, iyaga oo aan si rasmi ah u shaacin waxyaabihii ay isla gaareen Somaliland.

Wafdigaan ayaa kulamo la qaadan doona Madaxda dowlada soomaaliya, waxaana la sheegayaa in ay kala hadli doonaan Arima ay ka mid yihiin xariirka labada dhinac

mudug24