Wadamada ugu xoriyada badan caalamka oo somaliland ku jirto

0
179

Hayada dowliga ah ee ay ledahey dowlada USA ee lo yaqan #Freedom_house aya sanadkan 2020 qiimeyntedi ay calamka kaga war bixiiso xooriyada& dimuquradiyada ku shegtey in somaliland tahey dalalka diimuquradiga ah isla markana xooriyad ka jirto iyado si toos ah map Somaliland ugu muujisey ka somaaliya gaar u muujisey.

waxaana ay u qaybiyeen xoriyada sadex qaybood oo ay u kala sameeyeen sadex midab marka laga eego mapka yagoo ku cadeeyey sadexdaa midab wadan walba oo aduunka ka jiraa kaalinta uu ku jiro

midabka koowaad cagaar oo ka turjumada in wadankaasi xoriyadu dhameys tiran tahay wax walba oo ay ku jiraan khamriga, sinada iyo is guursashada dadka isku jinsi ah, oo macneheedu yahay wax walba free

midabka labaad waa liimi oo Qayb ayaa xoriyada dhameys tiran waxaana ka hadhaya dhamaan waxyaabaha aya ka mid yiihin, khamriga, sinada iyo is guursashada dadka oo ka mamnuuca somaliland sababtaasna loogu dari waayay kaalinta koowaad

ka sadexaad buluug maree oo ka ugu hooseeya oo h in aaney wax xoriyada ah ka jirin wadanka gala kaalinta sadexaad oo aaney waxba ka jirin waan ka kaalinta ay u badan yihiin wadamada aduunka oo ay ku jirto soomaaliya ma laha wax xoriyad ah oo ka jira ama no free

waxaa kala ooo mapkan ka muuqda in somaliland iyo soomaliya la kala qaybiyey oo somaliland laga jarey
halkaa ka eeg hadii aad u bahaan tahay cadeyn linkaga hoose ama saawirka ayaad arki karta
https://freedomhouse.org/explore-the-map?type=fiw&year=2020