Wadamada africa laga helay coronavirus oo ay ku jirto Soomaaliya

0
158

Wadamada Africa laga helay cudurka coronavirus oo aad usoo badanaya isagoo xanuunku gaadhey in ka badan 418 of oo African ah kala jooga wadan badan iyadoo Somalia laga helay hal kiis oo sida ay qortey WHO africa region sida ka muuqata sawiradan hoose