UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis

0
23

UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo afar mashruuc oo muhiim ah kuwaas oo qayb ka ah wajiga labaad ee SDF.

*Mashaariicdan ayaa kala ah dib u dhiska waddada isku xidha Berbera iyo Burco.

*Mashruuc lagu horumarinyo Beeralayda Awdal iyo Maroodi-jeex.

  • Biyo balaadhinta Caasimadda Hargeysa ayaa ah mashruuca saddexaad.
  • Mashruuca Afraad ayaa ah dhismaha Deked yar oo Kalluumaysi taas oo laga dhisayo magaalo xeebeedka Maydh ee gobolka Sanaag.

Saddexda Safiir ee Waddamadan u qaabilsann Soomaaliya ayaa sheegay in mashaariicdan lagu saleeyay Qorshaha horumarinta Qaran ee Somaliland.

Xigasho: Hassan Gallaydh