Uganda oo balan qaadey iney la shaqeynayso somaliland

0
150

Kulanka Dhex Maray Wasiirka Arimaha Dibada Jamhuuriyada Somaliland Yassin Haji M.Hir [Faratoon]&Gudoomiyaha Baarlamka Dalka Uganda [Rebecce kadaga]Maxu Daarana

“Guddoomiyaha Baarlamaanka Uganda Rebecca Kadaga Oo Lahadashay Wargayska [Esta African Business Week]Ee Dalkaas Kaso Baxa Aya Sheegtay In Uganda Ay kala Shaqeynayso Somaliland Dalabka Ay ku Doonayso Inay kaga Mid Noqoto Ururka Baarlamaannada Adduunka Ee [IPU] Kaasi Oo La Aasaasay Sannadkii 1889kii, Isla Markaana Ay Xubno Ka Yihiin Baarlamaannada 179 Dal Oo Ka Mid Ah 193 Waddan Ee Adduunka. Waxaanu Ururkaasi ka Shaqeeyaa Sidii Uu U Xoojin Lahaa Xilgudashada Baarlamaanka& Nabadgelyada& Dimuqraadiyadda & horumarka.

▪Waxa Aan Xafiiskyga Kulan Kula Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Yasin M.Hirr Oo Boqosho Ku Jooga Dalka Waxa Ananu Kawda Hadlanay Xidhiidka Labada Dall &Waliba Sii Xoojinta Iskaashiga Bilawga Ah Somaliland Waxa Aanu Garab Kasiin Doona Kamid Noqoshada Ururka Ay Ku Midaysanyhiin Baarlaamnada Aduunku Oo Ay Somaliland Kamid Ahaanshaha Ururkaas Iyadu Ay Aad U Danynyso Sandki Horre Waxa Booqosho Ku Tagay Somaliland Gudoomiyaha Gudida Arimaha Dibada Ee Baarlamnakayga Mr’ [Hood Katurama] &Wefti Uu Hogaaminyo Waxana Marki Ay Soo Laabteen Waftigaasi Nala Wadageen Xaqiiqda Rasmiga Ah Ee Ka Jirta Guud Ahan Somaliland Manna Jirto Wakhti Xaadirkan Sabab Ay Africa & Ururka Midawga Africaba Ay Indhaha Uga Qarsadaan Xaqiiqada Jirta “

Rebecca Kadaga
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Uganda