Turkiga oo caawinimo soo gaadhsiiyey Dawlad deegaanka soomalida

0
94

Shirkad Turkish aha ayaa waxay u fidisaa taakuleynta dhibbanayaasha daadadka downlad degaanka soomaalida.

Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, Yapi Merkezi ayaa ugu deeqday 5 tan oo cunto qallalan ah si loogu taakuleeyo dhibanayaasha fatahaada ee dowlad-deegaanka Soomaaliyeed.

Ku-deeqidda cuntada qalalan ayaa ka kooban lentil, digaag, macaroni, iyo digir, sida laga arkaayay marka la qaybineyey.

Isagoo ka hadlayey xafladda wareejinta, Wasiirka Haweenka, Caruurta iyo dhalinyarada, Filsen Abdulahi ayaa tiri “Waxaan raadineynay oo aan abaabuleynay kheyraad si aan uga jawaabno musiibada COVID-19, iyo dowladda Turkiga iyo maalgashadeyaasha ayaa ka mid ahaa kuwa la yimid jawaab wanaagsan oo deg deg ah. , Ayay tidhi filsan.

waxaaney aad ugu mahad celisay shirkada caawimada gaadhsiisay wasiirada filsan