Tirada kiisaska coronavirus-ka Itoobiya oo sare u kacday

0
127

Tirada kiisaska coronavirus-ka Itoobiya oo sare u kacday, Tirrada kiisas la xaqiiniyey ayaa ah 4 bukaan Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in mid ka mid ah bukaannada caabuqan Corona ay da’diisu jirto 42 sanno una dhashay dalka Itoobita waxa kale oo jirra laba kale ee u dhashay dalka Japan ee da’doodu u dhaxayso 44 iyo 47.

Waxay sheegeen in seddexdaasi ay xidhiidh dhow la lahayeen bukaankii ugu horreeyay, sidoo kale heysta dhalashada Jabaan. Wasaaradda ayaa sheegtay in saddexda, oo ay wada shaqeynayeen ay xaaladdoodu wanaagsan tahay.

Ka dib markay xaqiijisay kiiskeedii ugu horreeyay, Itoobiya waxay karantiilisay 117 qof oo maxalli ah, oo ay ku jiraan dad la rumeysan yahay inay xiriir la sameeyeen bukaankii ugu horreeyay.

Source sadiq Hasan