Taliska guud ee ciidanka milateriga SOMALILAND oo ka hadley dagaalka u dhaxeeya puntland

0
173

Taliska guud ee ciidanka milateriga SOMALILAND oo qoraal kasoo saaray wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Laas qorey.

Ayaa ka war bixiyey dagaal u dhaxeeyey labada maamul ee puntland iyo somaliland

Dhanka puntland wali ma hayno wax war ah oo kasoo baxay dhankooda lakin warqadii qoraalka ee kasoo baxdey taliska ciidan somaliland halakn hoose ka akhriso