Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ku Taliyey in Siyaasad Ahaan la Mideeyo Xisbiyadda Mucaarida WADDANI iyo UCID

0
136

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa talo dhaxal gal ah u soo jeediyay Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku taliyay in Ucid iyo Waddani la mideeyo.

Halkan ka Daawo