Subixii hore inta aadan quraacan ama aadan cabbin biyo qabow

0
50

Waxaad u bahan tahay in aad isticmaashid biyo qandac ah laguna daray liin dhanaan

Sababtoo ah biyaha kulul iyo liin dhanaantu waxay dilaan xeydha saaran jidhka ,waxay hoos u dhigtaan misaanka qofka.

Sidoo kale liindhananta iyo biyaha qandaca waxay maskaxada siiyaan dagnaansho iyo faraxad joogta ah.

Liinta iyo biyaha diiran waxay cafimaad u yihin xubnaha jidhka sidoo kale waxay qurxiyaan maqaarka iyagoo ka hor taga caabuq ku dhaca jidhka.

Fiiro_Gaar ah ,Haddii ay gaas kugu kiciyaan iska dhaaf

Dr Cadceed