Soomaaliya oo laga heley coronavirus

0
136

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in qofkii ugu horreeya oo qaba Cudurka Corona Virus laga helay gudaha Soomaaliya.

Wasiirada Ayaa sheegtey in sadex of oo ka yimid shiinaha oo baadhitaaan lagu wadey mid ka mid ah laga helay cudur coronavirus kuwii kalena kaaratiin lagu hayo magaalada muqdisho halkan hoose ka akhriso qoraalkeeda