Soomaalida kenya degan halkay kaga jirtaa kala badnaanshaha qoomiyadaha kenya.

0
147

XOG TIRO-KOOB : Soomaalidu waa Qawmiyadda 6-aad ee kenya ugu Badan.

Tirokoob sanadkii lasoo dhaafay ee 2019 laga sameeyay dalka Kenya, ayaa muujinaya in Tirada Soomaalida dalkaasi ku dhaqan ay yihiin qawmiyadda 6-aad ee kenya ugu badan.

Tiradooda ayaa lagu sheegay 2.7 Milyan (laba milyan Iyo Todobaboqol oo kun)
Dadkaasi inta ugu Badan waxay ku nool yihiin magaalooyinka Mandera,Garisa Iyo Wajeer (siday u kala horeyaan).

Marka loo eego tirakoobkii la sameeyay 10 sano ka hor (2009) shacabka Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan tirakoobku wuxuu sheegayaa inay ku kordheen 40,000 oo qof.

Shacabka Soomaalida ee dalka kenya ku dhaqan Ayaa ka biyo diiday tirokoobka la sameeyay Sanadkii hore.

Citizen TV