Somaliland iyo Puntland oo maxaabiis is-dhaafsaday(dhageysi)

0
364

Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is-dhaafsaday 14 ka mid ah ciidamadooda kuwaasi oo ay ku kala qabsadeen dagaalladii bishii May ee sannadki hore ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Hay’adda ICRC ayaa maxaabiista maanta u kala dhoofisay magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa.

waxaana garoonka diyaarada ee magaalada hargeisa kula kala wareegin Wasiirka arimaha gudaha somaliland ina kaahin iyo hay’adda ICCRC

halka 14maxaabiis ah oo reer puntland loo wareejiyey halka somaliland 3dex maxbuus loosoo wareejiyey.

sida uu ku waramayo wariyaha u jooga VOA hargeisa