SOMALILAND : 6 Maxbuus oo lagu fuliyay Dil Toogasho ah+ magacyadooda

0
149

Warar laga helay ehelada xukunsaneyaasha qaarkood ayaa sheegaya in maanta xukuumadda Somaliland Xukun toogasho ah ku fulisay maxaabiis ku jiray jeelka madheera, kuwaas oo loo haystay dambiyo dil ah.
Magacyada maxaabiista dilka lagu fuliyay ayaa Kala ah.
1- Farxaan Maxamed Xasan
2- Cabdillaahi Ismaaciil Xayd
3- Axmed-Guray Ibraahin Faarax
4-Khadar Aleel
5- Xasan Muxumed Cismaan
6- Caydaruus Khadar Haybe.