Siyaasi maxamed jawhar oo si adag uga hadley mapkii somaliland lagag saarey khariirada

0
155

Siyaasi Jawar Maxamed ee doorka weyn ka soo qaatay halgankii Oromadu ku qabatay talada Itoobiya ayaa si weyn uga soo horjeestay Map-ka uu Faafiyay Raisal wasaare Abiy Axmed ee Somaliland ka dhanka ah.
Waxa uu sheegay in Mapkaasi ka dhan yahay siyaasadda gobolka iyo siyaasadda gudaha Itoobiya.
Waxaanu tilmaamay in hore hoggaamiyeyaashii Itoobiya ee Xaylesalaase iyo Mingiste u adeegsadeen siyaasadda noocan ah ee dal balaadhsiga iyo in Itoobiya aanay Federaal noqon ah.