Sirdoonka Kenya oo sheegay in Al-shabaab qorsheynayaan weerarro ay ka geystaan gudaha dalka Kenya

0
263

Sirdoonka dlaka Kneya ayaa sheegay in Kooxda Al-shabaab ay qaadayaan bilaha July iyo August weraaro ka dhaca gudaha dalka Kenya. Waxaa ay xogta ay heleen sidroonak Kenya sheegaysaa in AL-shabaab ay beegsan doonaan goobaha dalxiiska oo ay ku badanyihiin Dadka ajannabiga ah ee u dalxiis taga dalka Kenya.

Sidoo kale sirdoonka ayaa sheegay in AL-shabaab ay gudaha Kenya la galeen walxaha qarxa oo loo adeegsanayo weerarrada ay qorsheynayaan. Dowladda Kenya ayaa sidan oo kale dhowr jeer uga digtya weerarro ay Al-shabaab ka geystaan dalkeeda,waxaana ay sidoo kale sheegtay in ay ka hor tagtay kuwo kale.