Shirkada flydubia oo ka warbixisey duulimaadada Hargeisa

0
141

Shirkadda Flydubai, waxay sheegtay, inay joojisay duulimaadyo badan oo uu ku jiro kii ay ku tagi jireen Hargeisa,Somaliland, laga bilaabo maanta oo ku beegan 19-3.2020.Sida ay ku daabaceen boggoodda internet-ka.

Maamulka flydubia, May xusin in dib loo celiyay duulimaadka diyaaraddooda oo hawada Somaliland kuusoo Fool leh.