Shirka Caalamiga ah oo markii ugu horeysay lagu qabanayo Muqdisho

0
190

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya, shirkan ayaa markii hore lagu qaban jiray dalka dibadiisa kaasi oo markiisi ugu horeysay lagu qabanayo magaalada Muqdisho,iyadoo horey loogu qaban jiray dalka dibaddiisa.

Akhriso: Warsaxaafadeed.