Shir deg-deg ah oo ay isagu yimaadeen Maamul goboleedka jubbaland

0
149

Shir deg-deg ah oo ay isagu yimaadeen Masuuliyiinta Labadda Gole ee Maamul goboleedka jubbaland kadib waxay Soosaareen warsaxaafadeed ku aadan xaaladda Gobolka GEDO

Baaq a wey ugu direen dhamaan siyaasiyiinta,waxgaradka iyo beesha caalam iyo cidkasta oo danaysa amniga gobalka

Warkani Qoraalka ah ayaa lagu sheegay in dawlada Fidraalku Jabhad ka samaysay Degaanada G.Gedo