SABABAHA GOLAHA WAKIILADU AY U CUSKADEEN DIIDMADA ANSIXINTA LABADA XUBNOOD.

0
136

SABABAHA GOLAHA WAKIILADU AY U CUSKADEEN DIIDMADA ANSIXINTA LABADA XUBNOOD.ayaa waxaa kamid ah kuwan

Xubinta UCID

1- Wuxuu ka mid yahay Komishankii hore, waxaanu xubin ka yahay Guddida farsamo ee Komishanka la shaqeyn doonta.
2- Wuxuu ka hor imanayaa heshiiskii Xisbiyada Mucaaradka iyo Madaxweynuhu kala saxeexdeen, madaama oo uu guddidaas ku jiro.

Xubinta Waddani.

1- Wuxuu ka baxay dhexdhexaadnimadii markii uu diiday inuu hor yimaado Guddi hoosaadka Arrimaha guddaha ee Wakiillada
2-Wuxuu u hogaansamay amarkii Xisbiga Waddani ee ahaa in aanu Golaha hor tegin
3-Wuxuu jebiyey shuruudaha Xubinimo ee ka mid noqoshada Komishanka

Xigasho cabdishakuur