Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abi Axmed oo booqasho Rasmi ku Tagey dalka Qadar

0
215

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abi Axmed oo booqasho Rasmi ku tagey dalka Qadar ayaa hada gaadhey Dalka Qadar. isagoo marti qaad rasmi ah ka helay Amiirka dalka Qadar isagoo usoo marsiiyey Safaarada Qadar ee ku Taala Addis Ababa, Sidaa darteed uu maanta ugu anba baxay Dalka Qadar isagoo oo hada gaadhey Qadar.

halkaas oo uu kala hadli doono Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, oo ah Emir Qatar,

Waxaana la sheegaya in wada hadalo laba dhinac ay ku saabsan yihin arrimaha labada dalka.