Home WARARKA MAANTA Ra’iisal Wasaare Abiy ahmed oo khariirada ka saarey somaliland

Ra’iisal Wasaare Abiy ahmed oo khariirada ka saarey somaliland

0
172

Ra’iisal Wasaare Abiy ahmed, ayaa bartiisa ( Facebook) soo dhigey khariirada oo ay ka go an tahay khariirada somaliland oo uu ku xigsiiyey khariirada ethiopia bada cas, waxaana ka muuqda khariirada somalia oo madax go an oo ay ka maqan tahay inta somaliland inta kalina caadi u sawiran tahay mudo yar kadib ayuu Ka saaray khariirad uu ku baahiyay bartiisa facebook, Taas oo Somaliland ka maqan tahay. waxaana uu ku badalay Mid ku kooban dalkiisa Ethiopia oo kaliya

Halkan hoose ka eeg sawirada

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com