Qofkii sadexaad oo u dhintey itoobiya xanuunka #COVID19

0
149

Qofkii sadexaad oo u dhintey itoobiya xanuunka #COVID19 oo joogtey gudaha Itoobiya.

Haweeney Itoobiyaan ah oo jirta 65 sano jir kana soo jeeda #Dukem, #Oromia waxay qabatay xaalad caafimaad oo liidata.

Waxay ahayd bukaan aan lahayn taariikh safar oo dalka joogey mana ay laahyn qof dibada ka yimid oo loo tix raaco inuu qaadsiiyey loogama shakisana qof hore oo qabey xanuunkan oo loo kaaritiimeeyey markii ugu horraysay ma lahayn raad raac ah oo ay la xidhiidho bukaan hore. Ayaa ugu dhimatey xanuunka dunida aafeeyey ee COVID19 sida uu qorey wargeyska standard ee kasoo baxa itoobiya