Qofkii 6 aad oo u dhintey iyo Tiradii ugu badneyd oo laga helo Covid19 Somaliland

0
91

24kii saacadood ee ugu danbeeyay iyo COVED-19 Somaliland. Tirada dadka laga baadhey xanuunka waxay gaadheysaa 506 waxaan laga helay 14 qof halkan hose kaga bogo faahfaahinta.

14 kiis oo cusub ayaa la heley una dhashay Somaliland.
10 qof waa rag
4 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa 20jir ilaa 80jir.

Bukaanadan waxa 12 degen yihiin Gobolka Maroodi Jeex, halka 2 qofna degen yihiin Gobolka Saaxil.

Waxaa geeriyooday hal qof oo da’diisu tahay 80jir oo deganaa Hargeysa, taasi oo ka dhigaysa dadka xanuunkan u dhintay Somaliland (6).

Tirada guud ee xanuunkan hayaa somaliland waa 68 COVID19, halka ay ka bogsadeen 7 qof tirada guud ee ka bogsatey waxaan u dhintey xanuunkan covid19 somaliland 6 qof.