Qodobadii Ay Ku Kala Kaceen Xisbiyada macaaridka iyo Xisbiga Kulmiye isagoo madaxweynuhuna ku jirey Oo lagu kala kacey
shirka ay ku balan sanaayeen sadexda xisbi iyo madweynaha ayaa maanta ku beegnaa waxaan ka soo baxay in laysku af garan waayey qodobka in la kala diro koomishanka cusub lana soo celiyo kuwii hore
oo uu madaxweynu codsatey in sifo sharci lagu kala diro loona la yahay shirci dhigaya qaabka loo kala diraaayo