qaxooti Suuriyaan ah ayaa jiidhay Xuduudda Giriigga.

0
156

18,000 oo ah qaxooti Suuriyaan ah ayaa jiidhay oo ka gudbay Xuduudda Giriigga.
Gudaha ayay u galeen dalkaasi, iyagoo jarjaray shabaga xadka ku xidhan, inkasta oo ciidamada Giriigu ku horjoogaan tuulooyinka Xadka u dhaw oo aan loo ogolayn inay u gudbaan magaalooyinka waawayn ee Dalkaasi.

Ciidamada Giriigga ayaa isku dayay inay hor istaagaan ilaa 30,000 oo qof oo xuduudka tuban.

Madaxweynaha Turkiga Rajeb Erdogan, ayaa wacad ku maray in aanay xidhi doonin albaabadda Xuduudda, sida uu daabacay Daily Mail.