Qaraxii ka dhacey adisababa ragii ka danbeyey oo la xukumey

0
10

Maxkamadda Sare ee dalka Ethiopia ayaa maanta Xukun ku ridday 5 Nin oo lagu helay in ay ka dambeeyeen qarax bambo oo oo sanadkii 2018-kii ka dhacay fagaaraha Maskel ee ku yaala Caasimadda Addis ababa, Halkaas oo uu ka khudbadaynayay Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.

maxkamaddu ayaa ragaasi ku riday xukumadan hoos ku qoran.

  • Tilahun Getachew : Xasbi daaim.
  • Meseret Getu : 23 sano oo xabsi ah.
    *Birhanu Jafar : 22 sano oo xabsi ah.
    *Bahiru Tolla: 17 sano oo xabsi ah.
    *Besfaye Dessalegn: 5 sano oo xabsi ah.

Qaraxaasi waxaa ku dhintay laba qof 50 qof oo kalena way ku dhaawacmeen, sida ay ku warrantay warbaahinta Ethiopia.