Qarax ka dhacey afgooye iyo askar turki oo lala eegtey

0
185

Injineero Turki ah iyo ciidamo ka tirsan Dowladda oo ilaalo u ahaa ayaa la sheegayaa in ay waxyeelo ka soo gaartay qarixii ka dhacay halka loo yaqaano Bood-boodka oo u dhow degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose.

Ijneerada Turkiga ah ayaa ku howlan dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye, waxaana xusid mudan in todobaadkii hore isla sidaan oo kale lagu qarxiyay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho.