Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

0
54

Qarax laga maqlaayo dhaamaan xaafadaha muqdisho ayaa ka dhacey kaas oo la sheegayo in la dhigey meel u dhow maqaaxi la yidhaahdo SAARa oo ku taala isgoyska bakaaraha gaar ahaan dhanka degmada hodan ee magaalada muqdisho

dad u dhawaa meesha ayaa sheegaya iney arkeen uurada iyo qiiqa cirka isku shareerey yagoo aan cadeyn wax dhibaato ah oo soo gaadhey dadkii iyo baabuurtii meesha ka dhawaa.

waxaana ay sheegeen in ciiidamada amaanku isla markiiba xidhaan dhamaan wadooyinka laga soo galo isgoyska wax kale oo faah faahin kama soo bixin ee la soco wararka danbe wixii dhibaato uu gaadhsiiyey iyo khasaaraaha