Qarax ka dhacey muqdisho

0
79

Qarax ka dhacay Dagmada Waaberi gaar ahaan Afsiyooni waxaa lasoo sheegayaa in lala beegsaday Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) Taliyaha hoggaanka Caafimaadka Booliska Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay laba qofood oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay qaraxaas, waxaana ka badbaaday bartilmaameedkiisii oo ahaa Jeneraal Cali Gaab, balse gaarigii uu watay ayaa waxaa soo gaaray burbur xoog leh, sida ay noo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miino dhulka lagu aasay, waxa uu noqonayaa qaraxii labaad oo laba todobaad gudahood lala beegsado Cali Gaab.

waxaa lala beegsadey cali gaab waa qaraxii labaad ee uu ka badbaado tobadabkii hore ayaa lala eegtey qarax inkastoo uunuu saarneyn qaraxaa hore oo lala eegtey gaadhigiisa ayaan saarneyn gaadhigiisa markii qaraxa lala eegtey.

qaraxan ayaa aha mid noogu xaasey dhulka