Puntland oo si kulul uga hadashay Xayiraadii Shariif Sheekh Axmed

0
201

Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa cambaareeysay Xayiraadda Socdaal ee DFS ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed.

Hoose ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Puntland .