Puntland oo qaadacday shirka Jabbuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya

0
90

Puntland ayaa qaadacday shirka Jabbuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf ayaa sheegey in aysan qayb ka ahayn shirkaasi, aysanna aqbalayn.

“Qeyb kama nihin shirka Jabbuuti, mana aqbali doono, Farmaajo wuxuu ku xadgubay dastuurka jamhuuriyadda, isaga oo la fadhiistay koox gooni goosad ah” Ayuu yidhi. waxa kale oo uu beesha caalamka u sheegey inaaney aqbalayn shirkaas wixio kasoo baxa

Mohamed Salh