Puntland oo amartey in la xidho xafiisyo wasiiro DFS ka tirsan ay furteen puntland

0
145

puntland oo joojisey xildhibaano ay sheegtey iney ka furteen xafiisyo siyaasadeed oo ay ka furteen magaalooyinka puntland oo ugu magac dareen xidhiidhka bulshada iyo xildhibaanada

 Maamulka Puntland ayaa amray in albaabada loo xiro labo xaafiis oo ay labo wasiir oo katirsan Xukuumadda Soomaaliya ka furteen degaanada ay kasoo jeedaan,