Nin caana oo gabadh soomali ah qaba oo laga helay coronavirus

0
134

Idiris Elba oo ay garab fadhido xaaskiisa Sabrina ee somaliyada ahayd ayaa Caalamka la wadaagay muuqaal uu ku cadeynayo in coronvirus uu haleelay.

isagga oo ku shaaciyay bartiisa Twitterka. waxaa uu sheegay in uu ka qaaday qof kale oo xanuunkaas qaba oo ay meel ku kulmeen. waxaana kula taliyay in dadka aytaxadaraan, wuxuu sheegay in xaaskiisa aan iyadda wali baaris lagu samayn.