Nabadoon, Jawaab kulul ka Bixiyey hadalkii Wasiir maareeye gefkii uu beesha u geeystay maaha mid looga aamusi doono’’

0
233


Iyadoo dhawaan wasiiro kala duwan oo ka tirsan xukumada soomaaliya ay siyaabo kala duwan uga hadleen  ciidankii gadoodsanaa ee furumaha soo baneeyay  ayaa waxaa soo baxaya eedo xoogan oo qaarkood loo jeedinaayo.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Maxamed Cabdi xayir maareeye oo ka mid ahaa Wasiiradii ka hadlay arrinkaas  ayaa waxaa uu sheegay in ciidamadaasi ay ka amar qaataan odayaal beeleed islamarkaana ay yihiin Maleeshiyo beeleed ama ciidan qabiil.

Nabadoon Garaad oo ka mid ah waxgaradka soomaaliyeed ayaa waxaa uu hadalkaasi ku tilmaamay gef weeyn oo aan loo dulqaadan karin.

Waxaa uu su’aal ka keenay sababta uu wasiir maareeye uga hadlay arrinkaan maadaama aysan shaqadiisa aheeyn’’’’Wasiir maareeye gefkii uu beesha u geeystay maahan mid looga aamusi doono’’