Mayir ku xigeenka caasimada, Cabdicasiis Cagaweyne ayaa yidhi,

0
195

“Waxaan go’aan saday inaan mar labbad aanan isa soo sharaxin een hore uga socda halkaas waxaan u sii socdaa meel kale oon dib idiinka soo sheegi doono, waxaan ahaaba Taariikhda i xusi.

Waxaan ahaa mayir ku xigeenkii ugu dada yaraa ee Hargeysa soo mara oo weliba bulshada Hargeysa doorato waxaan ahaa 29 jir markii la I doortay.

Magacaabida iyo doorashaduna way kala qiimo badan tahay.

Intaan Maayir ku xigeenka ahaa iyo intaan dawlada hoose ka soo shaqeeyeyba waxay gaadhaysa 23 sanno.

Bulshada waxaan leeyahay kuwo wanaagsan soo doorta oo wixii la qabtay halkaas ka sii wada”.

Weriye Luqmaan Mxamed.