Mareykanka ayaa soo Dhoweeyay Tilaabadii ay qaadeen Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha shacabka

0
184

Mareykanka ayaa soo Dhoweeyay Tilaabadii ay qaadeen Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha shacabka ee ku aadan ka laabashada Mudo kordhinta.

Dhanka kale warkaan kasoo baxay Mareykanka ayaa lagu soo dhoweeyay doorka Ra’isulwasaare Rooble Ee dardar galinta iyo qabsoomida Doorashada Soomaaliya taasoo ay tahay in la qabto sida ugu dhaqsaha badan ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay Safaarada mareykanku ku leeyhaya Muqdisho.