Mareykan oo war kasoo saarey ka bixitaanka iraaq

0
195

Barlamaanka iraq ayaa u codeeyey iney ka baxaaan ciidamada mareykanku dalkooda iyagoo si aqlabiyad ugu codeeyey, inkastoo markii uu maqlay mareykanku arinkaa ugu hanjabey cunaqabateyn iyo iney ka qoomameyn doonto, lakiin saaka Wasaaradda Difaaca Maraykanka ayaa ku dhawaaaqday in ciidamadoodu ka baxayaan waddanka Ciraaq kadib markii Baarlamaanka Ciraaq codsaday in ay iskaga baxaan.

Arrintan ayaa timi kadib markii Maraykanku Baqdaad ku dilay taliye Qaasim Sulaymaani.

Iyadoo bariga dhexe ka taagan yahay khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya iran iyo mareykan kadib dilkii suleebaan oo laga yaabo inuu dagaal ka qarxo iiran iyo mareykan inkastoo oo uu mareykan saldhig ciidan ku leeyahay wadan kasta oo kale oo xuduud la leh iran mid bad iyo mid dhulba ay ciidamadiisu joogaan.