Madowga Africa oo ka hadley Dagaalkii maanta ka dhacey Muqdisho

0
43

Guddoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, oo cambaareeyay dagaalkii maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in uu “si qoto dheer uga walaacsan yahay xaaladda nabadgelyo iyo siyaasadeed ee sii xumaaneysa ee Muqdisho, taasoo khatar gelinaysa dhammaan guulihii laga gaaay Dowladnimada Soomaaliya tobankii sano ee la soo dhaafay”