Madaxweyne Muuse Khaa’inumu Ku Kacey Buurmadow

0
168

Boqor buurmadow oo shaley u waramay warbaahinta ayaa aad uga soo hor jeestey heshhiishkii sadexda xisbi ka gaadheen doorashada somaaliland isagoo ku tilmaamay madaxweynaha muuse inuu sharciga baal maray awoodii dastuurku siinanayey gudiga doorashooyinka ee ahayd iney ka madax banaan sadexda xisbi lala qeybsan diino taasina dastuurka baal marsan tahay waxaa kale oo uu yidhi

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa Xaaran Iyo Sharci darro ku tilmaamey heshiiskii shaley ee axsaabta iyo xukumadu ka gaadhen arrimaha doorashoyinka Boqor Cismaan Buurmadow ayaa yidhi” Madaxweyne Muuse Khaa’inumu Ku Kacey Waa Iney Golaha Barlamaanku Dacwad Ka Gudbiyaan, Riyo raacna waxaan leeyahey hadaad aqbasho iney shaqadada komishan kale qabtaan Iscasil oo Meesha Banee”