Madaxweyne muuse biixi ayaa ingineero u magacaabey kuwaas oo uu lasoo daahey oo ahayn inuu u magaacaabo bilowgii mashruuca.
Lix Masuul oo Madaxwayne Muuse Biixi u Magacaabay in ay Madax ka noqdaan Mashruuca Berbera Corridor ee ay imaaraadka Carabta maalgalinayso.
1.Eng Maxamuud Cabdi Maxamed Dhuudhi Maamulaha Mashruuca.
- Eng Cabdikarim Xasan Nuur Structural Engineer.
- Eng Mawliid nuux Taani Senior Engineer.
- Eng Cali Yuusuf Kaahin Sarvey Engineer
- Mawliid Maxamed Raabi Sarkaalka Maaliyada.
- Mukhtaar Xuseen Maax Sarkaalka Maamulka iyo Isgaadhsiinta.
Warqadan Madaxwaynuhu ku Magacaabaya Lixdan Masuul ayaan lagu xusin Wasiirka Jidadka.
Xigasho Wargeyska Geeska Afrika