Home WARARKA MAANTA Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cisman Oo Xalay Kulan Fool Ka...

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cisman Oo Xalay Kulan Fool Ka Foola ah Yeeshay

0
192

Madaxweyne Muuse Iyo Ganacsade Axmed Cisman Geele ayaa Xalay Yeeshay Kulan Sidaa Waxaa Geeska Afrika U Xaqijiyey Ilo Xogogaal .

Gudi Ganacsato ah oo is xilqaamay maalmihi ugu danbeyey ku mashquulsana kulamo ay La Yeesheen Madaxweyne Biixi Iyo Ganacsade Geele Arab ayaa Xalay Ku Guulaystay Inay kulan isku horfadhiisiyaan madaxweynaha iyo ganacsadaha majiro wax war ah oo ka soo baxay kulankan, laakin ilaahani waxay intaas ku dareen in madaxweyne muuse iyo ganacsade axmed cisman geele ay kulankaas isku lab xaadhan.

madaxweynaha iyo ganacsadaha ayaa halkaas ka Jeediyey sida u warku sheegay hadal kooban oo nuxurkiisu ahaa raali gelin iyo in la cafiyo iyado ay madaxweynahaiyo Axmed Cisman iska cafiyeen waxyaabihii todobaadkan u danbeyey warbaahinta ku jiray

Geeska Afrika

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com