Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa faah-faahin ka bixiyey Kulankii isaga iyo Madaxweyne Farmaajo

0
168

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa faah-faahin ka bixiyey Kulankii isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ku dhex-maray magaalada Addis waxaanu yidhi

“Waxa nala soo hadlay xafiiska raysal wasaaraha waxaana naloo sheegay in raysal wasaarahu salaasada 11-ka na casuumay, Aadbaan ugu farxay markii aan fursadaa ka helay, Salaan iyo kaftan ka bacdi waxa uu ii sheegay in madaxweynahii Soomaaliya imanaayo, Sadexdayadu waxaanu halkaas ku galnay shir aanan anigu qorshahiisa hore ugu jirin, Raysal wasaarahu wuxuu yidhi waxaan diyaar u ahay in aan dhex galo arimaha somaliland iyo Soomaaliya oo raagtay, Somaliland hadii aanu nahay waxaan aqbalay in uu arintaas soo galo, Intaas ayaanu ku kala nimi”

Aragtidaada.