Madaxweyne iska sax mashruuca Baxnaano cida lacagta bixisey

0
145

Madaxa Baanka Aduunka ee Soomaaliya Carlos Felipe Jaramillo ayaa sheegay in Baanka Aduunka uu maalgeliyey mashruuca Shock Response Safety Net for Human Capital ee Baxnaano loo bixiyey, wuxuuna dawlada kaga mahad celiyey daahfurka Mashruuca. Haddaba waxaan Madaxweynaha u soo jeedinayaa in uu isi saxo, cadeeyaana cida bixisay mashruuca Baxnaano, si uu uga eed la’aado suuragalnimada danbi loo raacdo, maadaama uu sheegay in uu qaybinayo lacag aan miisaaniyada dawlada ku jirin.