Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa diiday Xasan Yuusuf Ducaale 00 ah xubinta koomishanka ucid

0
146

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa diiday in Xasan Yuusuf Ducaale uu kamid noqdo Guddida Doorashooyinka Somaliland.

Xasan ayaa ah xubintii xisbiga UICID ee horey iskaga casishay guddida doorashooyinka Somaliland, balse UCID ayaa sheegay in aanay ka aqbalin iscasilaaddaasi, iyagoo dib ugu celiyay madaxweyne Biixi. Sida ay ii xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah.
Khaalid foodhaadhi.