Home WARARKA MAANTA Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis Cusub sameeyay (Aqriso)

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis Cusub sameeyay (Aqriso)

0
156


Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay xulista xildhibaannada golaha degaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Guddigaan ayaa ka kooban 12 xubnood ayaa loo xil saaray in ay ka shaqeeyan soo xulista iyo kala hufidda xildhibaannada golaha degaanka degmada Gaalkacyo.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com