Home WARARKA MAANTA Madaxweynaha maamulka Puntland oo maanta safar u ambabaxay

Madaxweynaha maamulka Puntland oo maanta safar u ambabaxay

0
13

Madaxweynaha maamulka Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan goleyaasha, Saraakiil Madaxtooyo iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Deni oo Shacabka Puntland la hadlay ayaa ugu baaqay in ay mar walbo door muhim ah ka qaataan dhismaha dowladdnimada Soomaaliyeed.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com